Garyaqaanka Guud Oo Ka Hadlay Muranka Ka Taagan Xasaanad Ka Qaadista Xildhibaanada Deegaanka + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Garyaqaanka Guud ee Somaliland Cabdisamaad Cumar Maal ayaa waxaa uu cadeeyey in xukuumada Somaliland aaney ku darin xeerka ismaamulka gobalada iyo degmooyinka dalka qodobka sheegaya in xildhibaanku aanu xasanad laheyn , balse qodobkaas ay ku darsadeen guddi hoosaadka arimaha gudaha oo xeerkan  uu sii maray

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com