Ganacsato Reer Somaliland Ah Oo Lagu Afduubay Puntland Iyo Oday Dhaqameed Ka Hadlay.




Burco(Ilaysnews)Ganacsato reer Somaliland ah ayaa lagu afduubay maamulka Waqooyi Bari Somaliya ee Puntland , waxaana afduubkaasi ka hadlay oday dhaqameed kazoo jeeda Somaliland .

Oday dhaqameedkan ayaa u waramay warbaahinta Somaliland ,ganacsadahan ayaa kazoo jeeda gobolka Sanaag .