“ Ganacsade La Weeraro Ganacsade La Weeraro Ayuu Leeyahay ..” Muj Cali Curi + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Muj Cali Curi ayaa waxaa uu ka digay Qorshe ay dawlada Jabuuti soo  maleegtay oo ay dooneyso in ay ku xayirto Hantida Ganacsade Axmed Geele Arab isla markaana lagu xidho , waxaana uu ku hanjabey in ganacsade la weeraro ay leedahay ganacsade la weeraro

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com