” Faysal Cali Waraabe Waa Jir Jiroole Laba Wajiile Ah.. ” Siyaasi Cali Cantar + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Siyaasi Cali Cantar ayaa waxaa uu eedeymo culus  u jeediyey gudoomiyaha xisbiga UCID isaga oo  ku sifeeyey qof aan laheyn  mabda,a loogu soo hagaago

Sidoo kale Cali Cantar waxaa uu si adag uga jawaabey war saxaafadeed ay wada jir maanta u soo saareen xisbiyada UCID iyo Kulmiye

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com