Faysal Cali Waraabe Oo Shaaciyey Mashruuc Fashilmay Iyo Cidii Cuntey + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa waxa uu soo bandhigay mashaariic ay dunidu inagu caawisay oo la musuq-maasuqay waxaanu ka digay in uu fashilmo mashruuca berbera corridor

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com