Faysal Cali Waraabe Oo Madal Madaxweyne Biixi Fadhiyey Kaga Hadley Qarax-yadii Moqdisho Ka Dhacay + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu  madal madaxweyne Biixi fadhiyey uu kaga Hadley qarax-yadii dhawaan ka dhacay magaalada Moqdisho waxaana uu alleh ugu baryey dadkii wax ku noqdey inuu u gar gaaro

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com