Fanaanka Qaadiro Jaceyl Oo U Hanjabey Laabsaalax + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Fanaanka  loo yaqaano Qaadiro Jaceyl ayaa waxaa uu sheegay in bandhig faneed-yo uu Hargeysa ku qaban lahaa laga kala kiciyey isla markaana uu caqabad ku yahay Abwaan Laabsaalax oo uu ku eedeyey in uu yidhi Fanaan aan aniga I soo marin Hargeysa waxba kuma qaban karo

Fanaankan ayaa sheegay In bandhig faneed uu ku qaban doono Beerta Libaax-yada ee Hargeysa waxii uu Laabsaalax ka qaadi karo-na loo wada joogi doono waa sida uu hadalka u dhigaye

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan