Fanaanka Cawaale Aadan Oo Shaaciyey Xiliga Uu Hargeysa Imanaayo + [ Muuqaal ]




Jabuuti (Ilays-News):- Fanaanka Cawaale Aadan oo ku sugan dalka Jabuuti ayaa waxaa uu shaaciyey inuu dhawaan jabuuti ka soo bixi doono isla markaana uu qorsheystay inuu safar ku maro inta badan deeganada Soomalida

Cawaale Yare ayaa shaaciyey inuu safarkiisa ugu horeysii doono magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland balse muu shaacin wakhtiga uu ku soo beegan yahay

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com