Fanaanada Sahra Halgan Oo Shaacisay In Facebook Laga Jabsadey , Baaq-na Dirtay + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Fanaanada Sahra Halgan ayaa waxaa ay maanta warbaahinta u xaqiijisay in Facebook Page-keedii la jabsadey isla markaana waxaa ay gef iyo khalad ay ku tilmaantey dadka Facebook geeda jabsadey oo  Sahra ku sifeeyey inay tahay qof Qabiili ah

Fanaanada Sahra Halgan ayaa waxaa ay cid kasta oo Faceboo geeda Jabsatey ugu baaqdey in ay u soo celiyaan isla markaana ay ka raali galiyaan eedeymaha ay u soo jeediyeen

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com