Fadhigii Mudo Kordhinta Guurtida Oo Dib U Dhacay + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleeban Maxamuud Aadan ayaa waxaa uu maanta sheegay in Fadhigii golaha guurtida ee muddo kordhintu uu dib ugu dhacay maalinta bari ah ee Axada ah

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa  Office

Ilaysnews01@Gmail.com