Ethiopia Airline Oo Maanta Mar Kale Soo Fadhiisatay Madaarka Hargeysa




Diyaarada Ethiopia Airline ayaa maanta 1:40 PM duulimaad rasmi ah ku timid madaarka Diyaaradaha ee Hargeysa isla markaana rakaab ka qaadi doonta madaarka.

Dhawaan ayay aheyd Markii warqad ay soo saartay dawlada Somaliya ku sheegtay inay diyaaraha caalamiga ah kaga joojisay dhamaan garoomada Somalia, taas oo ku eekeed maalintii Shalay aheyd .

Dawlada Somaliya ayaa iyadu sheegata inay maamusho hawda dalkii la isku odhan jiray Somaliya