Ehelada Dadkii Lagu Xasuuqay Deeganka Jaamac Dubad Oo Fariin Qiiro Leh U Diray Madaxweynaha Cusub Ee Somalida Itoobiya + [ Muuqaal ]




Burco (Ilays-News):- Ehelada dadkii  ay ciidamada Liyuu Booliska ee ka amar qaadan jiray madaxweynihii hore ee Somalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ku xasuuqeen deeganka Jaamac Dubad ayaa fariin u diray madaxweynaha Cusub ee Somalida Itoobiya Md Mustafe Cagjar .

Dadkan oo barakac ah ayaa waxaa ay madaxweyne Mustafe Cagjar ka dalbadeen in maxkamad loo soo taago dadkii xasuuqa u geystay

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com