Diyaarada Fly Dubia Oo Khatar Ku Gashay Madaarka Hargeysa + [ Muuqaal ]




Hargeysa  (Ilays-News):- Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu sheegay in Diyaarada ay leedahay shirkada Fly Dubai ay 20 bishii dhamaatey October ay khatar ku gashay madaarka Hargeysa kadib markii war bixin qaldan ay siiyeen masuulyiinta Hagta diyaaradaha ee Madaarka Hargeysa

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com