” Dib U Dhaca Doorashada Xukuumadu Masuul Kama Aha Ee Xisbiyada Mucaaridka Ay Masuul Ka Ah …” Xisbiga UCID + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Xoghayaha golaha dhexe ee xisbiga UCID Maxamuud Cali Muuse Jiir  ayaa waxaa uu sheegay in dib u dhaca doorashooyinka wakiilada iyo deeganka ku yimid ay sabab u yahiin xisbiyada mucaaridka ee UCID iyo Waddani balse aaney xukuumadu wax sabab ah ku laheyn

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com