Deg Deg :- Xisbiga Waddani Oo Iminka War Ka Soo Saaray Arimaha Doorashooyinka + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Hogaanka xisbiga Waddani oo maanta shir iskugu yimid waxaa ay war ka soo saareen arinta kominshanka doorahsooyinka iyo doorashooyinka  la rabo inay dalka ka dhacaan

Masuulyiintani waxaa ay sheegen in dib u dhac ku yimaada doorashooyinka soo socda uu masuulyadeeda qaadi doono madaxweynuhu isla markaana waxaa ay sheegen in aaney ka xisbi ahaan aqbali doonin in kominshankani doorasho danbe u qabtaan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan