Deg Deg :- Shirkada ASAL Jet Oo Beenisay Warqad Baraha Bulshada La Soo Dhigay .




Hargeysa (Ilays-News):- Maamulka Shirkada Daabacada ee ASAL Jet ayaa waxaa ay si kulul u beeniyeen warqad baraha bulshada la soo dhigay taas oo lagaga hadlaayo buugii uu qoray  Hogaamiye Xirsi .

Shirkada ASAL Jet waxaa ay shabakada Ilaysnews.com u xaqiijisay in aaney warqadaasi aaney xafiiskooda ka soo bixin isla markaana ay been abuur tahay , warbaahinta na ay si Officail ah ula hadli doonan

Halkan Hoose Ka Akhriso Warqada Been Abuur-ka Ah