Deg Deg :- Saladiinta Beesha Arab Oo Si Kulul Ugu Hanjabey Xukuumada Muuse Biixi “ Madaxweyne Dalkan Ma Jabuuti Baa Xukunta..” + [ Muuqaal ]




Hargeysa  (Ilays-News):- Saladiinta Beesha Arab oo uu hogaaminaayo Suldaanka Guud ee Beeshaasi Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax Suldaan Diiriye ayaa waxaa ay si kulul ugu  Hanjabeen Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi

Sulaadiinta ayaa waxaa ay si kulul uga hadleen waaran qabasho ah oo dawlada jabuuti u soo goysay Ganacsade Axmed Cismaan Geele taas oo dawlada Somaliland ka aqbashey dawlada Jabuuti

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com