Deg Deg:- Puntland Oo Iminka Ka Hadashey Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Sool + [ Muuqaal ]




Garoowe (Ilays-News):- Wasiirka Warfaafinta Puntland Cali Xassan Axmed  Sabarey ayaa waxaa uu ka jawaabey eedeymo uga yimid Somaliland oo sheegaayey in Puntland ay  ka danbeysay dagaal shalay ka dhacay deeganka Gambadha ee gobalka Sool oo 30 Km u jirta magaalada Laascaanood

Somaliland ayaa sheegtay in dagaalkaasi ay soo abaabushay maamulka Puntland , waxaana wasiirka warfaafintu sheegay in warkaasi aaney waxba ka jirin balse weerarkaasi ay qaadeen   ahayeen dadka deeganka

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa  Office

Ilaysnews01@Gmail.com