Deg Deg :- Madaxweyne Biixi Oo Magacaabey Taliyaha Cusub ee Ciidanka Booliska Somaliland .




Hargeysa (Ilays-News):- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu maanta si rasmi ah u magacaabey taliyaha cusub ee ciidanka booliska Somaliland kadib markii uu dhawan geeriyoodey taliyihii hore .

Madaxweyne Biixi ayaa taliyaha cusub ee ciidanka Booliska u Sarreeyo Guuto Mohamed Aadan Saqadhi (Dabagalle)

Image may contain: 1 person, outdoor