Deg Deg :- Dr Gaboose Oo Shaaciyey Arimo Ay Ka Wada Hadleen Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Dhawaan Ayey aheyd markii ay kulan wada yeesheen madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici iyo Dr Maxamed Cabdi Gaboose .

Dr Gaboose oo maanta warbaahinta la  Hadley waxaa uu faah faahiyey waxyaabaha ay madaxweyne ku xigeenka ka wada hadleen waxaana uu sheegay inay ka wada hadleen arimo caafimaaf oo quseeya xubno  famligiisa ama qoyskiisa ka mid ah , balse aaney ka wada hadlin wax siyaasad ah

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office