” Dawladu Mucaarid Bay Tabeysaa…” Wasiir Maxamed Kaahin + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Md  Maxamed Kaahin Axmed  oo maanta ka hadlaayey shir weyne  ay xukuumadu u qabatey warbaahinta ayaa waxaa uu cadeeyey in xukuumada uu ka tirsan yahay ee madaxweyne Muuse Biixi ay tabeyso doorkii mucaarid-nimo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com