Dawlada Somaliya Oo Ka Hadashey Qarxayadii Xalay Moqdisho Ka Dhacay + [ Muuqaal ]




Moqdisho (Ilays-News):- Wasiirka warfaafinta Somaliya ayaa waxaa uu war ka soo saarey weeraro xalay ay moqdisho ka fulisay Ururka Al Shabaab kuwaas oo hawl galkoodu socday ilaa galabta

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Moqdisho Desk

Ilaysnews01@Gmail.com