Dadweynaha Hargaysa Oo Aragtiyo Kala Duwan Ka Dhiibtay Isku Shaandhayntii Madaxweyne Muuse Biixi + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Shacabka magaalada Hargeysa ku nool  ayaa waxaa ay aragtiyo kala duwan ka bixiyeen isku shaandheyntii maalintii shalay aheyd madaxweyne Muuse Biixi xukumadiisa ku sameeyey

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com