Daawo :- Xisbiga Waddani Oo Xukuumada Ku Eedeyey Afduub + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Xoghayaha guud ee xisbiga Wadani Md Khadar ayaa waxaa uu xukuumada Somaliland ku eedeeyey inay afduubatey shir weyne ay maanta magaalada Hargeysa ku qabsadeen Haweenka Somaliland

Halkan Hoose ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com