Daawo :- Wiil Ku Dhintay Dhaamka Daami Ee Hargeysa Iyo Dareenka Hooyada Dhashay.




Hargeysa (Ilays-News):- Shalay galinkii danbe waxaa baliga daami oo ku yaala magaalada Hargeysa ku geeriyoodey wiil dhalinyaro ah isla markaana dadka xafaadasi degan ayaa cabasho xoogan ka muujiyey dhaamkan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan