Daawo :- Wasiir Sacad Oo Sheegay In Kiradii Dekada Berbera La Sii Qadintey + [ Su,aalo Kulul Oo Xalay La Weydiiyey ]




Hargeysa (Ilays-News):- Wasiirka wasaarada Maaliyada Somaliland Dr Sacad Cali Shire oo habeenkii xalay aheyd su,aalo adag lagu weydiiyey dood cilmiyeed Hargeysa lagu qabtey .

Wasiir Sacad oo Su,aal la weyey ka jawaabey ayaa  shaaciyey markii ugu horeysay in lacagtii kirada aheyd ee sanadkan laga qaadi lahaa shirkada Dp ee dekada Berbera Maamusha la soo qadintey .

Sidoo kale Wasiir Sacad ayaa shaaciyey in saldhiga Imaaraadka ee Berbera  aan laga qaadi doonin wax kiro ah balse ay Somaliand ku bedelatay in loo dhiso jid isku xidha Berbera iyo Wajaale

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com