Daawo :- Wareysi Kulul Oo Idaacada VOA Ka Qaadey Ka Qaadey Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Faratoon




USA (Ilays-News):- Wasiirka arrimaha dibadda ee Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho ku jooga Maraykanka ayaa VOA uga warramay ujeedada safarkooda.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com