Daawo Warbixin :- dhaliilaha Prof Axmed Samatar U Jeediyey Xukuumada Muuse Biixi Iyo mustaqbalka Hankiisa Siyaasadeed .




Hargeysa (Ilays-News):- Dhawaan ayey aheyd markii qoraal uu qoray Prof Axmed Ismaciil Samater  kaas oo dhaliilo xoogan ugu jeedinaayo xukuumada Muuse Biixi oo uu ku sifeeyey mid fashilisay Barnaamijkii xisbiga Kulmiye

Hadaba war bixintan ayaa diirada lagu saaray Dhaliilaha Axmed Ismaciil Samater iyo Mustaqabalka hankiisa siyaasadeed .

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com