Daawo :- War Bixin Halkee Ayuu Ku Danbeeyay Dhagax Dhigii Madaarka Diyaaradaha Ee Burco .




Burco (Ilays-News):- Madaarka magaalada Burco ayaa hada gabi ahaanba aan shaqeynin isla markaana waxaa ay aheyd wakhtigii olalaha markii madaxweyne Muuse Biixi oo wakhtigaas ahaa musharax madaxweyne uu dhagax dhigay dhismaha garoonka diyaradaha Burco oo uu balan qaadey inuu dhisi doono

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com