Daawo :- Su,aalihii Warbaahintu Weydiisay Hogaamiye Xirsi




Hargeysa  (Ilays-News):- Hogaamiyaha xisbiga Waddani oo maanta Warbaahinta kula Hadley xarunta dhexe ee xisbiga Waddani ayaa waxaa uu si adag uga hadley mawqifka xisbigooda ee arimaha doorashooyinka

Warbaahinta ayaa halkaasi hogaamiyaha ku weydiisay Su,aalo Kulul

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com