Daawo Sawirada :- Xuska Sanad Guurada 25 aad Ee Ciidanka Booliska Somaliland .




Hargeysa (Ilays-News):- Ciidamada Booliska Somaliland ayaa waxaa ay maanta si balaadhan u xuseen xuskii 25 aad ee aas aaskooda waxaana kala qeyb galay madaxweynaha Somaliland .