Daawo :- Maxkamada Oo Xukuntey Saxafi Coldoon + Abwaano Iyo Qareeno Ka Hadley




Hargeysa (Ilays-News):- Maxkamada Gobalka Maroodi Jeex ayaa waxaa ay saaka saddex sanno iyo lix bilood oo xadhig ah ay ku xukuntey saxafi Coldoon .

Xadhigan ayaa waxaa si adag u canbaareyey Ururka Suxufiyinta Somaliland ee SOLJA , Qareenadii u doodaayey iyo Abwaano reer Somaliland

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com