Daawo :- Maxay Salka Ku Haysaa Dacwada Lagu Soo Oogaayo Dhaxal Sugaha Sucuudiga .




Hargeysa (Ilays-News):- Koox Suxufiyiin u badan ayaa shir uga furmaya magaalada Heeg  waxaana ay doonayaan in ay shaaciyaan  baadhitaano ay doonataan in maxkamada danbiyada caalamiga ahi ay ku bilowdo dhaxal sugaha sucuudiga taas o ku saabsan dad lagu laayey dalka Yemen

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan