Daawo :- Maxaa Keenay In Eritrea Wafdi U Soo Dirto Somaliland ?




Hargeysa (Ilays-News):- Maxamuud Xussen Faarax hormuudka  kuliyada Sharciga ee jaamacada Hargeysa ayaa waxaa uu ka Hadley isla markaana uu falan qeeyey  sababta uu maalintii shalay aheyd  magaalada Hargeysa uu u yimid wafti ka socda dawlada Eritrea

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com