Daawo :- Maayar Soltelco Oo Markale Shaaciyay In La Rarayo Madaxtooyada Somaliland




Hargeysa (Ilays-News):- Maayarka Caasimada Hargeysa ayaa waxaa uu mar kale ku celiyey in madaxtooyada Somaliland la raraayo , isla markaana waxuu sheegay in qaranka ay nusqaan ku tahay inay madaxtooyo sii ahaato tan iminka oo uu xafiis u ahaa taliskii 26-aad ee dawladii Siyaad Bare

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan