Daawo :- Kaluumaysato Turki Ah Oo Gaadhay Magaalada Saylic Shaaciyayna In Ay Dhisayaan Masjidka Taariikhuga Ah Ee Qiblatayn




Saylac (Ilays-News):- Ganacsato kulameysato ah oo ka socota dalka Turkiga ayaa waxaa ay  gaadheen magaalada Saylac isla maraana waxaa ay bookhtey masjidka Taariikhiga ah ee ay dhistey dawladii Cismaaniyiintu ee loo yaqaano Qiblateyn-ka taas oo ay shaaciyeen inay dib u dhisi doonan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan