Daawo :- Golaha Wakiilada Somaliland Oo Soo Saaray Warbixino Xasaasiya Si Gaar Ahna Fartana Ku Fiiqay Saldhiga Milatari Ee Berbera




Hargeysa (Ilays-News):- Golaha Wakiilada Somaliland ayaa waxaa ay maanta soo bandhigeen war bixino ku saabsan kormeero ay guddida arimaha guduhu soo martey , taas oo ay qeyb ka tahay Saldhiga Imaaraadka ee Berbera

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office