Daawo :- Gabeygii Lagu Xidhay Abwaan Baashe Oo 8 Sanno Lagu Xukumay




Hargeysa (Ilays-News):- Maxkamada  Racfaanka gobalka Maroodi Jeex ayaa  xukun adag oo 8 sanno oo xadhig ah iyo lacag gaadheysa 625 kun oo Dollar maanta ku xukuntey laba eedeysane oo mid ka mid ahi yahay Abwaan Baashe

Sababta xukunka loogu riday Abwaan Baashe ayaa garyaqankii u doodaayey uu ku sheegay kadib gabey uu xukuumada ku dhaliilay xiligii olalaha doorashada ee 2017

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com