Daawo Dood Kulul:- Maxaa U Qabsoomey Muuse Biixi Sanad Kadib




Hargeysa (Ilays-News):- Laanta afka Soomaliga ee Idaacada VOA ayaa waxaa ay qabatey dood kulul oo ku saabsan maxaa u qabsoomay xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi mudada sanadka ah ee ay jirto

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com