Ciro Oo Mar Kale Mawqif Adag Iska Taagay Kominshanka Doorashiyinka Madaxweyne Biixi-Na Fariin U Soo Diray + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Gudoomiyaha xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Ciro oo la hadlaayey qaar ka mid ah qurbo jooga Somaliland ee dalka Ingiriiska ayaa waxaa uu mar kale ku celiyey in aanu xisbiga Waddani gali doonin doorasho ay qabtaan Kominshanka maanta xafiiska sii jooga  waxaana mar kale ku baaqay in kominshankaas la  kala diro

Halkan Hoose  Ka Daawo  Muuqaalka Warkan