Hargeysa (Ilays-News):- Taliska Ciidanka qaranka qeybta Gobalka Sanaag ayaa waxaa ay si kulul ugu hanjabey Korneyl Caare oo dhawaan sheegay inuu kormeer ku yimid deegano hoos yimaada gobalka Sanaag
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
Ilaysnews/Hargeysa Office