Ciidanka Booliska Somaliland Oo Ka Hadley Xadhiga Abwaan Cabdiraxmaan Abees + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Ciidanka Booliska Somaliland ayaa waxaa ay ka hadleen sababta ay xabsiga u dhigeen Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo  habeen  hore Hargeysa ku soo bandhigay Hargeysa Maansooyin

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com