Hargeysa (Ilays-News):- Ciidanka Booliska Somaliland ayaa waxaa ay maanta magaalada Hargeysa ay ka bilaabeen hawl galo ay ku qab qabanayaan darwalada wada basaska ee aan haysanin sharciga waddo marista
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
Ilaysnews/Hargeysa Office