Ciidamada Booliska Gabilay Oo Maanta Qabtey Khamri Lagu Siday Gaadhi Dameer + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Ciidamada Booliska ee Gobalka Gabilay ayaa waxaa ay maanta gacanta ku dhigeen maan dooriyaha Khamriga kaas oo lagu siday gaadhi dameer isla markaana la doonaayey in la soo galiyo magaalada Hargeysa

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office