Cabashadii Buugii Uu Qoray Wasiir Guribarwaaqo Oo Soo Laba Kacleeysey Iyo Dacwadii Oo Meel Kale Loo Gudbin Doono + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Haweenka Beesha Ciidagale  oo mudooyinkii ugu danbeeyey cabasho ka muujinaayey buug uu Qoray wasiir Guribarwaaqo ayaa  waxaa ay fariin u direen golaha Guurtida Somaliland oo arintaasi hore guddi ugu saarey , waxaana ay ku baaqeen in arintaasi si deg deg ah jawaabteeda loo soo dadajiyo.

Sidoo kale haweenkani waxaa ay sheegen  in hadii cabashadooda waxba laga qaban waayo in ay Haaya’dda ha xuquuqul iinsanka ay arintooda u  gudbin doonan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com