Caaqil Rashiid Jaambiir Oo Si Adag Uga Hadlay Xukun Ay Maxkamadu Shalay Ku Riday Laba Muwaadin , Hanjabaad-na Diray + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Caaqil Rashiid Jaambiir ayaa waxaa uu si adag uga Hadley xukun ay shalay maxkamada gobalka Maroodi-Jeex ku riday laba muwaadin waxaana uu xukunkaas ku tilmaamay mid aan la aqbali karin isla markaana sharci daro ah

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com