Boqor Badmadow Oo U Hiiliyey Nimco Yaasiin Oo Laba Qoys Ku Murmeen + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Boqor Badmadow ayaa waxaa uu ka Hadley muranka labada qoys ka dhaxeeya ee ay ku muran san yahiin Fanaanada Nimco Yasiin

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com