Booliska Somaliland Oo Shaaciyey Nooca-yada Ay Yahiin Danbiyadii Sanadkan Ka Dhacay Somaliland Iyo Tiradooda + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Ciidanka booliska Somaliland ayaa waxaa ay maanta u dabaal degeen sanad guuradii 25 aad ee aas aaskooda , waxaana hogaanka hawl galintu uu shaaciyey tirade iyo nooc-yada ay yahiin kiisaska sanadkan Somaliland ka dhacay , waxaana uu sheegay in sanadkan ay somaliland ka dhaceen 19,664 danbi 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office