Barnaamijka Casriyeenta Caasimada Ee GIS-ka Oo Maanta Hargeysa Laga Daah Furay + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland waxaa saaka si rasmi ah looga daah furay Barnaamij-ka casriyeenta Magaalada ee Loo yaqano GIS-ka iyo Nootaayooyinka  , waxaana daah furka Barnaamijkan ka soo qeyb galay  Wasiirka cadaalada , Maayar ku xigeenka Hargeysa , Wasiir ku xigeenka arimaha gudaha , gudoomiyaha maxkamada racfaanka iyo masuulyiin kale

Image may contain: 7 people, including Khadar Cabdilahi-Qabile and Khaalid Hassan, people sitting, table and indoorImage may contain: 8 people, including Khaalid Hassan, people smiling, people sitting, table and indoorImage may contain: 1 personImage may contain: 1 personImage may contain: 14 people, including Hamze Sharif Siyad Abdi and Ahmed-zaki Daahir Xasan, people sitting, table and indoorImage may contain: 11 people, including Khaalid Hassan, people standingImage may contain: Cali Cabdi Cilmi, sittingImage may contain: 1 personImage may contain: 1 personImage may contain: 1 personImage may contain: 1 person

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan


Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com