Badhasaabka Nairobi Oo Musuq-Maasuuq Loo Xidhay




Ciidamada la dagaalanka musuq maasuqa ee dowladda Kenya ayaa maanta xiray gudoomiyaha Ismaamulka magaalada Nairobi, Mike Sonko.

Sonko ayaa lagu eedeeyay inuu musuq-maasuqay lacag gaareysa 357 milyan shillinka Kenyan ah.

Sonko oo markii la xirayey lagala degay tareen